Hargaysa 09.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa ka hadlay Xaaladii uu Golaha Wakiiladu maanta Guda Galay iyo Mooshinada soo gaadhay Gudoomiye Cirro waxa uu Xukuumada ku eedeeyay inay Hurinayso Khilaafka Golaha Wakiilada Waxaanu si gaar ah u tilmaamay Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland iyo Wasiirka Madaxtooyada oo ilaa Xalay ku Hawlanaa Sidii loo khalkhal galin lahaa Golaha Wakiilada iyadoo loo Isticimaalayo Hantidii Qaranku lahaa.
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso Hadalka Gudoomiye Cirro
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/CirroGolaha8.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
