Uncategorized

Wasiirka Cadaalada oo Hargaysa ka Furay Kulan ku saabsan Ilaalinta Hubka Noocyadiisa kala duwan Ka Daawo QURBEJOOG.COM

Hargaysa 02.March 2014 (SDN)- Wasiirka cadaalada iyo Garsoorka JSL Eng Xuseen Ahmed Caydiid  ayaa maanta  magaalada hargeisa ka  furay tobabar  ku sabsan ilaalinta hubka noocyadiisa kala duwan.

Tababarkan Waxaa ka Qayb qaadanayay Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Asluubta oo ka Kala Yimid Gobolada dalka .

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com