Hargaysa 02.March 2014 (SDN)- Wasiirka cadaalada iyo Garsoorka JSL Eng Xuseen Ahmed Caydiid ayaa maanta magaalada hargeisa ka furay tobabar ku sabsan ilaalinta hubka noocyadiisa kala duwan.
Tababarkan Waxaa ka Qayb qaadanayay Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Asluubta oo ka Kala Yimid Gobolada dalka .
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
