Uncategorized

Aqoonta,Waayo Aragnimada,iyo Khibradaha Shaqo ee Gudoomiyaha Hay’ada Aafooyinka Somaliland {DHAGAYSO}

MAXAMED MUUSE CAWAALEHargaysa 08.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Haaya’ada Masiibooyinka Dabiiciga ah ee Nerad Proff: Maxamed Muuse Cawaale,ayaa Waraysi gaar ah oo uu maanta Xafiiskiisa ku siiiyay Shabakadda Caalamiga ah ee Qurbajoogta kaga xog-waramay kaalinta ay Haaya’ad ahaan ugu xil saaran yihiin qaranka,bud-dhigii Haaya’adan,waxa ilaa hadda u qabsoomay,Caqabadaha Jira,Kaalinta Haaya’adaha Qaramadda Midoobay ee  dhinaca Wadashaqaynta  iyo Arimo kale oo xog iyo xiisaba xambaarsan.

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Xogwaranka Gudoomiyaha Nerad
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/cawaale08.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com