Uncategorized

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Fariin u diray Dadka Somaliland ee Diidan Xasuuqii ka dhacay dalka {DHAGAYSO}

Muuse Biixi iyo MaantaHargaysa 09.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Muxaafadka Ah Ee Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi Oo Maanta ka Hadlayay Aas Wadareed loo sameeyay 44 Ruux oo Rajiimkii Siyaad bare ku Xasuuqay Magaalada Hargaysa 1984kii ayaa Sheegay inay  Lagama Maarmaan Tahay In Maxkamad Caalamiya La Horkeeno Dadkii Wakhtigaasi Ka Midka ahaa  Xukunkii Siyaad Barre Isagoona Cod dheer Ku sheegay In la ILaaliyo Dhashii Mujaahidiinta.

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Waxaa kale oo uu Farriin u diray Dadka Reer Somaliland ee Diidan Xasuuqii dalkan ka Dhacay .

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII GUDOOMIYE MUUSE
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/MuuseXasuuq09.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com