Hargaysa 19.March 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Tamarta Xuseen Abdi Ducaale oo ay Weheliyaan Wasiir ku Xigeenka Wasaaradaasi iyo Agaasimaha Waaxda Tamarta ee Wasaarada Macdanta ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay Kadib Markii ay Socdaal Todobaad qaatay ay Ku Tageen Wadanka Shiinaha..
Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Tamarta ee Somaliland Waxa uu faahfaahiyay Kulamo uu la Yeeshay Maalgashadayaal Waxaanu Warbaahinta ugu Waramay Madaarka Cigaal International Airport .
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
