Uncategorized

DHEGEYSO:Raiisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka warbixiyay safarkii uu dhawaanta ku tegey Goobolka Sh. Hoose

Muqdisho May09,2014(SDN/QJ)-Raiisul wasaaraha dawlada federaalka Soomaaliya Md Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa caawa Muqdisho ku soo guryo noqday ka dib safar shaqo uu ku tegey gobolka Shabeelada Hoose.

Raiisul Wasaaraha ayaa xafiiskiiba ku qabtay shir jaraaid oo uu uga waramayo safarkiisa shaqo, halkan hoose ka dhegeyso.

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/weli.mp3″]

Codka Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo ka war bixiyey safarkiisi​i gobolka Shabelaha Hoose