Uncategorized

Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Qaabilay Wefti ka socda Imaaraadka Daawo

SAYLICI IYO KULANKIIHargaysa 05.June 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka jsl mudane Cabdirxmaan Cbdilahi Ismaaciil[saylici ] ayaa maanta kulan la yeeshay wafti balaadhan oo ka socda dalka Imaaraadka caarabta  kuwaasoo booqasho dalka ku yimi.

Weftigan oo ka soo degay Gegida Diyaaradaha ee Cigaal International ayaa Warbixin ka dhagaystay Afar Wasaaradood oo ka mid ah Hay’adaha Dawlada.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com