Hargaysa 05.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Mas’uuliyiin kale ayaa Maanta Kormeer Hawleed ku tagay Dhismaha Wadada Isku Xidhaysa Gobolka Hawd iyo Caasimada Hargaysa,Isagoo Lacag Dhan Boqol Kun oo Dollar ku Wareejiyay Gudida Dhismaha Wadadaasi.
Waxaa Madashaasi Hadal ka Soo Jeediyay Xubno ku hadlayay Afka Gudida Dhisaysa Wadadan iyo Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada .
Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi oo deeq lacag ah oo dhan 100,000 Dollar ku wareejiyey Gudoomiyaha Dhismaha wadada Baligubadle ilaa Hargeysa ayaa sheegay in himiladoodu tahay in ay mar walba ka dhabeeyaan dhismaha iyo taabogelinta Wadooyinkii uu madaxweynuhu dhagaxa dhigay.

GUJI HALKAN OO KA DHAGAYSO WASIIRKA MADAXTOOYADAHargaysa SDN/QJ
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/XirsiBalligubadle05j.mp3″]
contact@qurbejoog.com
contact@somalidiasporanews.com
