Uncategorized

Jidka Isku Xidha Hargaysa iyo Balli Gubadle oo dhismihiisu socdo,Xukuumada oo 100 Kun oo Dollar ku Deeqday,Wasiirka Madaxtooyada oo ka Hadlay Iyo Sawiradii Madashii Maanta

Hargaysa 05.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Mas’uuliyiin kale ayaa Maanta Kormeer Hawleed ku tagay Dhismaha Wadada Isku Xidhaysa Gobolka Hawd iyo Caasimada Hargaysa,Isagoo Lacag Dhan Boqol Kun oo Dollar ku Wareejiyay Gudida Dhismaha Wadadaasi.

Waxaa Madashaasi Hadal ka Soo Jeediyay Xubno ku hadlayay Afka Gudida Dhisaysa Wadadan iyo Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada .

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi oo deeq lacag ah oo dhan 100,000 Dollar  ku wareejiyey Gudoomiyaha Dhismaha wadada Baligubadle ilaa Hargeysa ayaa sheegay in himiladoodu tahay in ay mar walba ka dhabeeyaan dhismaha iyo taabogelinta Wadooyinkii uu madaxweynuhu dhagaxa dhigay.

IMG_0144 IMG_0145 IMG_0153 IMG_0170 IMG_0174 IMG_0183 IMG_0193 IMG_0201 IMG_0203 IMG_0219 IMG_0225 IMG_0230 IMG_0234 IMG_0241 IMG_0255 IMG_0259 IMG_0265 IMG_0266 IMG_0279 IMG_0282 IMG_0292 IMG_0300 IMG_0307 IMG_0312 IMG_0317 IMG_0329 IMG_0337 IMG_0340 IMG_0358 IMG_0362 IMG_0366 IMG_0369 IMG_0376 IMG_0384 IMG_0396 IMG_0398 IMG_0404

 

 

GUJI HALKAN OO KA DHAGAYSO WASIIRKA MADAXTOOYADAHargaysa SDN/QJ
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/XirsiBalligubadle05j.mp3″]
contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com