Edmonton June 10,2014(SDN/QJ)-Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Xisbiga UCID Md Yusuf Budle ayaa wareysi uu siiyay qurbejoog.com waxa uu uga waramay sida ay Gollaha Guurtidu u maareeyeen dhexdhxaadintii khilaafkii Kulmiye.
Xoghayuhu waxa kale oo dhaliilay sida ay Garabyada khilaafka Kulmiye dalka dib uGu celiyeen nidaamkii qabyaalada ee laga gudbay.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/budle.MP3″]
HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO WAREYSIGA XOGHAYAHA ARRIMAHA DIBEDDA UCID
