Uncategorized

Daawo :Gudoomiyayasha Sadexda Xisbi Qaran Oo Maanta U Anbobaxay Xarunta Dalka Kenya Ee Nirobi Lana Kulmi Doona Qaadhan Bixiyasha Somaliland Ka Taagera Dhinaca Doorashooyinka

 

jawab

Hargeisa 19/oc/2014(SDN/QJ) waxa maanta magaalada hargeisa ka anbobaxay  gudoomiyayasha sadexda xisbi qaran ee somaliland oo  u sii jeeda  xarunta dalka kenya taasi  ay  gudomiyasahu  intanay ka anbo bixin  madarka cigal internoal erpot  ay  warbaahinta u  shegen   inay  magalada nirobi  kula kulmayan  qaadhan bixiyasaha  inaga taagera dhinaca dorashooyinka

Hargeisa SDN/QJ

Maxamed@Qurbejog.com

Concat@Somalidiasporanews.com