
Hargeisa 19/oc/2014(SDN/QJ) waxa maanta magaalada hargeisa ka anbobaxay gudoomiyayasha sadexda xisbi qaran ee somaliland oo u sii jeeda xarunta dalka kenya taasi ay gudomiyasahu intanay ka anbo bixin madarka cigal internoal erpot ay warbaahinta u shegen inay magalada nirobi kula kulmayan qaadhan bixiyasaha inaga taagera dhinaca dorashooyinka
Hargeisa SDN/QJ
Maxamed@Qurbejog.com
Concat@Somalidiasporanews.com
