
Hargeisa 19/oc2014(SDN/QJ)Safiirka Ingiriiska u qaabilsan Somalia, Neil Wigan oo fadhigiisu yahay magaaladda Nairobi ee dalka Kenya ayaa waraysi uu siiyey telefishanka Universal kaga hadlay arimo ay ka mid yihiin sababta ay dawlada Ingiriisku u aqoonsan la’yihiin somaliland, iyo heshiishka Mamul goboleedka puntland iyo Dawladda Soomaaliya.
http://www.youtube.com/watch?v=zxp9HH2f-mk
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
