
Hargeisa 15/12/2014(SDN/QJ)Musharaxa Madaxwayne xisbiga ucid jamal cali xuseen ayaa maanta markii uu soo gaadhay magalada hargeisa waxauu u khudbadeyey dhalinyaradii soo dhawaynta u sameyey musharax isagoo uga mahad celiyey soo dhawynta ay u sameyen
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
