London 5Feb15(SD/QJ)Muhammed ali wuxuu noqday nin kii ugu horeyey oo misanka culus ee feedhka oo sidii misanka dhexe speedka iyo goosmada u ciyari jiray dadka feedhka dadka ka shekeeya waxay dhaheen wali muhammed ali oo kale horray umaaan arag hadana majiro, 1964 waxa uu noqday ninkii miisanka culus kala wareegay (Sany liston) oo aha nin dadka ku dilo jiray feedhka, oo wali aad looga cabsado,habeenkaa dadkii feedhka daawaday habeenka waxay niyada ku hayeen in ali lagu dili doono (mader) lakiin ma noqon sidii loo maleyey, oo waxa wareegii 7aad ku soo noqon waayey cayaarta, liston iyo Muhammed Ali waxay dadku is la hayeen Liston si fudud buu u badin donaa oo uu la wareegay Suunkii miisanka culus, isla malintii ku xigtay waxa uu sheegay Muhammed Ali in uu Muslim yahay magaciisana la yidhaho hada ka dib Muhammed Ali,tasoo uu qarin jiray ayey ilaa 1960 kii, mar la wareeystay Muhammed Ali goormad Muslintay waxa uu yiri markii aan ku guulaystay Olompikada, taasoo ahayd 1960kii, lix bilood kadib waxa uu diiday in uu tago dagalkii Veatnam, hadallada ilaa hada lagu xasuusto mar kasta waxa ka mid ahaa aniga waxan ahay Nin Muslim ah dintayda iima ogola in dad waxba iga galabsan ama halayn in aan la dagaalo waliba meel dheer oo jirta (10,000 mile away from my home), inay danbi igu tahay.ka dibna dawlada maraykanku waxay ku xukuntay 10,000 oo dolar iyo 5 sano oo xarig ah iyo suunkii feedhka ka qaday iyo basaboorkii uu lahaa.
qayb ka mid Maahmaahii uu o dhan jira
A man who views the world the same at fifty as he did at twenty has wasted thirty years of his life.
-Muhammad Ali
A rooster crows only when it sees the light. Put him in the dark and he’ll never crow. I have seen the light and I’m crowing.
-Muhammad Ali
Age is whatever you think it is. You are as old as you think you are.
-Muhammad Ali
At home I am a nice guy: but I don’t want the world to know. Humble people, I’ve found, don’t get very far.
la soco qaybtii Shanaad
–
