Uncategorized

Daawo:Goloyaal La Kala Dirayaa Majiraane,waxanu Xisbiyada Leenahay Hadaad Doorasho Doonaysan Ogolaada In Bilaa Diiwan Galin Lagu Galo”Gudoomiye Baashe

baashe

Hargeisa 22/2/2015(SDN/QJ)Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee goalaha wakilada somaliland baashe maxzamed faarax ayaa maanta ka hadlay jawaab adagna ka bixiyey  soo jeedintii xisbiga wadani ee markay xiliga doorashada gaadho hadii la qaban waayo  goloyasha baarlamanka iyoo xukuumada la kala diro

https://www.youtube.com/watch?v=Ox3tokF7y5g

Harageisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com