
Hargeisa 22/2/2015(SDN/QJ)Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee goalaha wakilada somaliland baashe maxzamed faarax ayaa maanta ka hadlay jawaab adagna ka bixiyey soo jeedintii xisbiga wadani ee markay xiliga doorashada gaadho hadii la qaban waayo goloyasha baarlamanka iyoo xukuumada la kala diro
https://www.youtube.com/watch?v=Ox3tokF7y5g
Harageisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
