Hargaysa 27.April 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan Saleebaan Gaal Ayaa dalka dib ugu soo laabtay waxaanu ka hadlay dib u dhaca doorashada ku yimid iyo doorka Golaha Guurtida ee dhamaadka Mudo Xileedka Madaxweynaha iyo Xukuumadiisa.
https://www.youtube.com/watch?v=JnoICz3asUA&feature=youtu.be
