
hargeisa 27/4/2015(SDN/QJ)shirkada is gaadhsiinta telesom ayaa maanta adeega cusub oo lagu isticmaali doono shilinka somaliland ku soo kordhiasy adeega zaadka iyadoo adeegani uu wax wayn ka tari doono sicir bararka aafeyey ganacsada somaliland sidoo kalena qiimo u yeeli doona shilinka somaliland
hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
