
Hargeisa 1/5/2015(SDN/QJ)waxa maanta magalada hargeisa si diiran loogu soo dhaweeyey gudoomiyaha gudida dhismaha wadada cad ee koonfurta magalada hargeisa iyadoo halkaasi ay kaga hor tageen gudoomiyayaasha xisbiyada ucid iyo wadani iyo saladiin kale
https://www.youtube.com/watch?v=bvwEoCyJu9A
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
