
Hargeisa 1/5/2015(SDN/QJ)cuqaasha saladiinta iyo wax garadka beesha ciidagale ayaa maanta baq madaxwaynaha somaliland ugu diray inuu wax ka qabto dhul dan guuda oo ku yaal xaafada masala ee koonfurta magalada hargeisa iyagoo sheegay in dhulkaas dad dan gaara ka wataa ay doonayaa in ay qaybqaybiyaan
https://www.youtube.com/watch?v=u4KlwhA7Lqc
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
