Hargaysa 04.May 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa ka hadlay Natiijada Socdaal shaqo oo uu ku soo maray Dalalka Imaaraadka Iyo Itoobiya .
Wasiirka Arrimaha Gudaha Waxa uu ka hadlay Qorshayaal ay Xukuumada Somalia ku abaabulayso Ciidamo ay keenaan Xuduudaha Somaliland kadib markii Sida uu Sheegay ay ku Guul daraysteen wada hadaladii u dhexeeyay labada dal
https://www.youtube.com/watch?v=yI6rDAzLzGg&feature=youtu.be
Hargaysa SDN/QJ
