Uncategorized

“Somalia Markii ay Ku Fashilantay Wada hadalada Waxay u Wareegtay dhinaca Milateriga iyagoo wada Ciidamo ay rabaan inay Xuduudaha Somaliland soo dhoobaan” Cali Warancade DAAWO

Hargaysa 04.May 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa ka hadlay Natiijada Socdaal shaqo oo uu ku soo maray Dalalka Imaaraadka Iyo Itoobiya  .

Wasiirka Arrimaha Gudaha Waxa uu ka hadlay Qorshayaal ay Xukuumada Somalia ku abaabulayso Ciidamo ay keenaan Xuduudaha Somaliland kadib markii Sida uu Sheegay ay ku Guul daraysteen wada hadaladii u dhexeeyay labada dal
https://www.youtube.com/watch?v=yI6rDAzLzGg&feature=youtu.be
Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com