Stanley Cup-May-26-2015 (SDN/QJ) ASxaabtay qormadeena ciyaarha waxaynu ula caraabeyna xaggaa iyo Waqooyiga Ameerika oo si xamaasad leh uga socdo koobka loogu magic darey Stanley Cup oo la soo gudagaley Semi Finalkiisii.
Haddaba afarta kooxood ee iskugu hadhey Semi Finalka waxay kala yihiin New York Rangers vs Tamba Pay iyo Anaham Ducks vs Chicago Kalckhawks daawasho wacan 5-kulan aay soo wada ciyaareen goolashii la iskugu hanjabey.
W/Q Jaahuur
SDN/QJ
