Vancouver-July-06-2015 (SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaarha waxaynu ku jibaaxeynaa koobkii kubadda cagta ee aduunka (Fifa Women World Cup 2015) oo lagu kala hayaamey.

Haddaba xulka USA oo maskaxdoodu ka guuxeysey guuldaradii ka qabsatey sannadkii 2011 oo xulka japan hantiyeen kooobkan,daawasho wacan aargoosigii Xulka USA.
W/Q Jaahuur
SDN/QJ.
