Hargaysa 08.July 2015 (SDN/QJ)- Afhayeenka madaxweyne Siilaanyo ayaa xukuumadda ka difaacay hadal-haynta musuqmaasuq ee maalmihii u dambeeyay lagu dhaliilayay iyo eedo ay is-dhaafsadeen wasiir Xirsi iyo Wasiirkii hore ee ganacsiga Maxamed Cabdilaahi Cumar
https://www.youtube.com/watch?v=EiwTcxs3x88
