Hargaysa 08.July 2015 (SDN/QJ)- Taliyaha laanta socdaalka Somaliland gaashaanle sare Maxamed Cali Yuusuf, ayaa hortagay guddida joogtada ee Golaha Wakiilada, waxaanay guddidu taliyaha ka xogwaraysteen hanaanka ay u socoto shaqada laanta socdaalka Somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=_BXoomFlFug
