Uncategorized

Wasiirkii Hore ee Caddaalada oo ka hadlay Halka uu Garabkoodu Isugu Biyo shuban doono DAAWO

Hargaysa 11.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Cadaaladda Xuseen Axmed Caydiid ayaa sheegay in Madaxweyne Siilaanyo yahay Shakhsiga Keliya ee Badbaadin kara Sida uu Sheegay Midnimadii Xisbiga Kulmiye.

Afhayeenka Garabka Isbedel doonka ahi waxaa kale  oo uu ka hadlay Halka ay Garabkoodu isugu Lugo duwan doonaan.