Hargaysa 11.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Cadaaladda Xuseen Axmed Caydiid ayaa sheegay in Madaxweyne Siilaanyo yahay Shakhsiga Keliya ee Badbaadin kara Sida uu Sheegay Midnimadii Xisbiga Kulmiye.
Afhayeenka Garabka Isbedel doonka ahi waxaa kale oo uu ka hadlay Halka ay Garabkoodu isugu Lugo duwan doonaan.
