Ottawa Mar 22,2012(SDN)-Jariirad ka soo baxda magaaladan Ottawa ee dalka Canada ayaa waxa ay isku si u isticmaashaa sadaxda Luuqadood ee Soomaali,English iyo French.
Jariiradan oo dhawaan la soo bandhigay ayaanu ka wareysanay Tafatiraha Jariiradan Maxamed Cawaale.
[mp3player config=fmp_jw_widget_config.xml file=http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/safari.mp3]
