Hargeysa May 07,2012(SDN)-Wasaiirka Wasaarada Duulista iyo Hawada Md Maxamuud Xaashi oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee wasaaradaasi Md Axmed Faarax Dalal ayaa maanta wada jir u soo bandhigay xeerka xadeynta dhulka Madaarka Hargeysa.
Faahfaahinta xeerkan oo uu soo bandhigay Agaasimaha Guud iyo Fariin uu Wasiirku u diray Shacabkaba halkan hoose ka dhegeyso
HALKAN GUJI OO DHEGEYSO DHAQANGALAKA XEERKA XADEYNTA MADAARKA HARGEYSA
