Uncategorized

Mahadhada Taariikhda UCID North America iyo Tiiraanyada Geerida Dr Cabdishakuur Cali Jowhar

Ottawa May 15,2012(SDN)-Marxuum Dr Cabdishakuur Sheekh Cali Jowhar oo dhawaan shil gaadhi ku geeriyooday ayaa ahaa ruux si weyn ay bulshada reer Canada u qaderiyaan oo ay si weyna ugu tiirsanaayeen aqoontiisa iyo shaqsiyadiisa saliimka aheyd.

Marxuumka ayaa mudadii uu Canada ku noolaa waxa uu si niyada uga mid ahaa xisbiga mucaaridka ah ee UCID,waxaanu door muhiima ka ciyaaray heer dhismeedka iyo haykalaka xisbigaas.

Hadaba waxaan halkan ku soo gudbineynaa taariikh muuqaala oo xiligaa farxad iyo reyn reyn lahaa, haatanse murugo ku dheehan tahay.

 HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA TAARIIKHDAA