Uncategorized

Halkan ka Akhriso oo ka Bogo Fariimihii ay Nadra Maxamedi u Dirtay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland ee ay Xariga dheer ku muteysatay

Hargeysa Mar 01,2013(SDN)-Maxkamada gobolka Hargeysa ayaa dhawaan ku riday xukun 8 bilooda Marwo Nadra Maxamed Jaamac ka dib kolkii ay fariimo aanu jecleysan Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaaji Xasan.

Fariimahan oo aan dadka badankii hore loogu soo bandhigin ayaanu helay iyaga oo qoraal ah,oo ah sidii dacwada wasiirka ku xusneyd.

Hadaba Halkan hoose uga Gogo Qoraalka fariimaha ay Nadri u dirtay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland,ka dibna adigu Akriste Goaan ka Gaadh.

SDN-Hargeysa

contact@somalidiasporanews.com