Hargaysa 04.June (SDN) Halkan Si Toos ah Uga Dhagayso Ciyaaraha Gobolada somaliland iyo Ciyaarta haatan dhex maraysa Gobolada Saaxil Vs Daad Madheedh.
Waxaa Naga Xasuusin ah in Ciyaartii Hore ee dhamaatay una dhaxaysay Gobolada Sanaag iyo Salal ay isla dhaafi waayeen Bar bar dhac Gool iyo Gool ah .
Halkan Guji si aad Mobilkaaga uga dhagaysato Ciyaaraha
Hargaysa SDN.
