Uncategorized

“Ilaahaybaa ina Arkaaya Wixii Meesha ka dhacay Cadaalad daro ayuu ahaa,Waxaa la Weeraray Xaruntii Wargayska Hubaal” Jamaal Cali Xuseen {DHAGAYSO}

Hargaysa 03.July (SDN) Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ee Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa Maanta Si ba’an u Canbaareeyay Xukunkii ay Maxkamada Gobolka Hargaysa ku riday Mas’uuliyiintii Wargayska Hubaal taas oo uu ku sheegay inay tahay arrin Cadaalad daro ah .

Mudane Jamaal Cali Xuseen Waxa uu ka digay in Wadanka Tunisa Kacdoonkii ka dhacay uu Sabab u ahaa Wiil is Gubay waxaanu u soo Jeediyay Xukuumadu inay arrintaas faro galin ku samayso isagoo intaas ku daray inaan loo dulqaadan karin Wixii maanta ka dhacay Xarunta Maxkamada Gobolka .
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Jamaalcalix.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com