Ceerigaabo 04.July (SDN) Ciidamada Qaranka ee Gobolka Badhan ayaa gacanta ku dhigay Agabkii doorashada ee Maamul Goboleedka Puntland ugu talo Galay Gobolka Badhan.
Taliyeyaasha Ciidamada Qaranka ee Badhan ayaa Agabkaasi Soo Gaadhsiiyay Magaalada Ceerigaabo Hadaba Waxaa Noo Suuro gashay inaanu Khadka Isgaadhsiinta kula Xidhiidhno Taliyeyaasha Ciidamada isla markaana Tilmaan ka Bixiyay Qalabkan ay Gacanta ku soo dhigeen Waxaa kale oo ay digniin u direen Maamul Goboleedka Punt land oo ay ka dalbadeen in Ciidamada Qaranku ay Feejignaan buuxda qabaan.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/ciidankabadhan.mp3″]
Ceerigaabo SDN.
Qurbejoog.com
