Uncategorized

War Saxafadeed Xisbiga Ucid ee Uganda Qadashada Kadhadhka Xisbiga

(Uganda)   Dhamaan Tageerayasha Xisbiga Ucid ee Uganda  waxa lagu war galinayaa

in la bilaabay qadasha Kadhadhka Aqooniga Xisbiga Taas oo loogu talagalay Dhamaan

Xubanaha Uganda  in lagu aqoonsado khadhadhka xisbiga , waxad kala soo xidhidhi doontaa cinwaanka hoos ku qoran.

Gudomiyaha Xisbiga ee Uganda
Mudane :khaddar Mohamed nour (bitijoor)
Tel:0791661106
Email:     khadarbitijoor@gmail.comXafiiska Ucid ee Uganda:
Kasanga Road
Uganda