London10Jul13 (SDN) Filim ka hadalaya dadka Dadka Magan Galyada Siyaasada Waydiista Uk oo u soo Diyariey Dr:Cadil Xariir oo nin Ah aqoon yahan Somaliland oo dhaqtara kana shaqeya dhaqatar ku yalaa wadankan Uk London wana Saxafi ka hawlgala Wadankan oo ka diyaariyey Qoxootiga dadka magan galyada siyaasada waydiista markoodi horana ahaa dad caana oo dalkooda hooyo jogeen oo isagu jira bulshada ku dhaqan Uk ,, Daawasho Wacan.
