Uncategorized

Madaxweynaha Somaliland oo Kulan kula Qaatay Qasriga Madaxtooyada Culimaa-udiinka {DHAGAYSO}

Hargaysa 15.July (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu  Galabta kulan Afur iyo Casho la qaatay Sidii caadada u ahaydba Bisha Barakaysan ee Ramadaan Culimada Somaliland gaar ahaan Culimada Gobolada Dalka ku nool oo uu casuumad u fidiyey  .

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa kulankaasi ka Sheegay in Sababta uu isugu Yeedhay Culimada ay tahay sidii uu ula socodsiin lahaa Marwalba Wixii ku soo kordha dalka.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/KulanMadaxweynaha.mp3″]

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com