Uncategorized

Eng Maxamed Xaashi oo Naqdiyay Heshiiskii Istaanbuul {DHAGAYSO}

Hargaysa 22.July (SDN) Maxamed Xaashi Cilmi ayaa Madax dhaqameedkii iyo Siyaasiyiintii hore u duray Sharciyada Golaha Wada Tashiga Iyo Toosinta Qaranka u soo jeediyay inay ku haboonayd inay dhagaystaan labada dhinac kadibna ay qiimeeyaan Qadiyada la isku hayo.

Eng Maxamed Xaashi Cilmi waxaa kale oo uu sheegay inay soo dhawaynayaan Cidkasta oo Macluumaad uga baahata Golahooda,Waxaa kale oo uu Siyaasigani ka hadlay Qodobo badan oo Taabanaya Wada hadalada u socda Somaliland iyo Somalia iyo Heshiiskii Istanbul.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/maxame(21).mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com