Hargaysa 22.Julay (SDN) Xildhibaan Maxamed Jaamac Bulqaas oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada isla markaana ka Mid ah Xildhibaanada Xisbiga Kulmiye,kana Tirsan Golaha Wada tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa Sheegay in Golahoodani aanu ahayn Mid Qabyaaladeed oo Cid gaar ahi Wadato.
Xildhibaan Bulqaasi waxa uu sheegay in Xukuumada talada haysaa aanay dalka ku qabsan Qori Caaradii,balse ay Ku Timid Codka Rabitaanka Dadweynaha isla markaana laga doonayo inay Maqasho Doonistooda .
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/bulqaas(1).mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
