admin

Guddida Doorashooyinka oo la soo degay qabkii codbixinta

Muqdisho (QJ) – Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka C/kariin Axmed Xasan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay heleen dhammaan agabkii looga baahnaa doorashada soo socota. Cabdikariim waxa uu xusay in doorashada heer degmo la qaban doono dhamaadka bisha June, isla markaana diwaan gelinta codbixiyeyaashu ay si degdeg ah u bilaabmi doonto muwaadiniinta…

Read More

Dalaka Shiinaha oo ka hortimi xiriirka sii kordhaya ee Somaliland iyo Taiwan

Muqdisho (QJ) – Dawladda Shiinaha ayaa dhaliishay xidhiidhka sii kordhaya ee u dhexeeya Somaliland iyo Taiwan, iyadoo sheegtay inay qaaday tallaabooyin ay Hargeysa ku cadaadinayso inay joojiso xidhiidhka ay la leedahay Taipei. Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya Wang Yu oo wareysi kooban siiyay TV-ga Dalsan ayaa ku nuux nuuxsaday in Taiwan ay tahay qeyb ka mid…

Read More

Shaqo la’aan soo wejahday reer Puntland

Garoowe (QJ) – In ka badan 500 oo shaqaale samafal ah, oo isugu jira shaqaale sare, shaqaale dhexe, shaqaale hoose, darawalo, iyo xirfadlayaal kala duwan ayaa shaqada laga fariisiyay tan iyo bishii December ee sannadkii hore ka dib markii hay’adihii ay u shaqeynayeen ay waayeen lacag ay ku bixiyaan mushaaraadkooda sababo la xiriira mashaariicda la…

Read More

Khaatumo oo weerartay Buqdharkeyn

Hargeysa (QJ) – Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in dagaalkii maanta ka dhacay deegaanka Buqdharkayn ee u dhexeeyey ciidamada Somaliland iyo ciidamada Khaatumo ee SSC uu bilaabmay ka dib markii maleeshiyada SSC Khaatumo ay damceen xoolo. “Maleeshiyaad hubaysan oo taabacsan kooxda la baxday Khaatumo ayaa weerar ku qaaday dad shacab ah oo xoolahooda daaqayay deegaanka Buqdharkayn,…

Read More

Xukuumada Soomaaliya go’aamiyay in aan hub iyo gaadiid dagaal lagu dhex gelin gudaha garoonka Aadan Cadde

Muqdisho (QJ) – Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna kusimaha Ra’iisul Wasaaraha Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta oo Khamiis ah yeeshay kulan ay uga hadleen dardar gelinta dagaalka ka dhanka ah argagixisada, iyagoo bogaadiyay guulaha ay gaareen ciidamada qalabka sida, waxaana laga soo saaray go’aamo dhowr…

Read More

Somaliland oo Gawaari iyo hub ka iibsatay ciidamada Medeniga

Ceerigaabo (QJ) – Xukuumadda Somaliland ayaa soo iibsatay gaadiidkii iyo hubkii ay hore u lahaayeen maleeshiyaadka deegaanka ee fadhigoodu yahay gobolka Sanaag. Taas bedelkeeda, maleeshiyaadka ayaa loo diray tababar ciidan. Wasiirka Gaashaandhigga Maxamed Yuusuf Cali ayaa sheegay in goobihii ay horay ugu sugnaayeen maleeshiyo beeleedyo lagu wareejiyay ciidamo milateri ah oo ku qalabeysan gaadiidkii ay…

Read More

Shirkadaha Diyaaradaha ee Turkish Airlines iyo Qatar Airways ayaa hakiyay Duulimaadyadii ay ku tagi jireen Garoonka Aadan Cadde

Muqdisho (QJ) – Shirkadaha Diyaaradaha Caalamiga ah ee Turkish Airlines iyo Qatar Airways ayaa hakiyay Duulimaadyadii ay ku tagi jireen Garoonka Aadan Cadde Talaadadii shalay, kadib digniin amni oo ka soo baxday Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya. Digniinta Mareykanka ayaa lagu muujiyay suurtagalnimada weeraro Argagixiso oo ka dhaca Muqdisho, sida Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde iyo goobo…

Read More

Soomaaliland oo qarameysay ciidamo medeni ah

Ceerigaabo (QJ) – Maamulka Somaliland ayaa si rasmi ah ugu biirey kooxdii ugu horeysay ee ciidamada SSB (Sanaag, Sool iyo Togdheer) ee fadhigoodu yahay gobolka Sanaag, si ay u noqdaan kuwa nabad-gelyo oo rasmi ah. Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo hoggaaminaya wefti uu hoggaaminayo oo magaalada Ceerigaabo u tagay sidii ay uga qayb-qaadan…

Read More

IGAD oo soo dhaweysay isu soo dhawaashaha Itoobiya iyo Soomaaliya

Addi Ababa (QJ) – Urur-goboleedka IGAD ayaa soo dhoweeyay isu soo dhawaanshaha diblumaasiyadeed ee u dhaxeeya Itoobiya iyo Soomaaliya, kaddib booqashadii uu Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ku yimid Khamiistii magaalada Muqdisho. Intii ay socdeen wada-hadalladii ka dhacay xarunta madaxtooyada Soomaaliya, ra’iisul wasaare Abiy iyo madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud waxay dib u xaqiijiyeen inay…

Read More

Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in indeergardka Puntland taageeraan Daacish

Bosaaso (QJ) – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo xalay khudbad ka jeediyay dadaallada ka dhanka ah argagixisada, ayaa daboolka ka qaaday in magaalooyinka Puntland ay ku sugan yihiin Odayaal dhaqameed, Ganacsato, Culumaa’udiin gacan saar la leh kooxda Daacish (Daacish). “Waxaan rabaa in aan halkan fariin uga diro shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Puntland ee…

Read More

UNMAS says that roadside bombs pose a significant risk to Somalia’s peace and security

Mogadishu (QJ) – The United Nations Mine Action Service (UNMAS) has donated equipment to the Somali government to counter the ongoing threat of explosive devices in the country. This initiative aims to reduce casualties caused by explosions, as a recent UN report highlighted that roadside bombs pose a significant risk to Somalia’s peace and security….

Read More