Somaliland oo shir caalemi ah uga qeybgaleysa Itoobiya
Addis Ababa (QJ) – Somaliland ayaa hadda uga qayb-galaysa shir muhiim ah oo ka socda magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, kaas oo la siiyay maqaam rasmi ah oo muuqda. Shirka Adis-ababa oo diirada lagu saarayo dhalinyarada Afrika, ayaa Somaliland loogu aqoonsaday inay tahay dawlad la mid ah, waxaana ka dhashay doodo iyo doodo….
