admin

Somaliland oo si weyn looga xusay sannad-guurada 34-aad ee kasoo wareegtay maalintii lagu dhawaaqay gooni-isu-taagga 

Hargeysa (QJ) – Waxaa maanta magaalada Hargeysa iyo guud ahaan gobolada Somaliland si weyn looga xusay sanad guuradii 34-aad ee 18-ka May oo ku beegan maalintii ay Somaliland ku dhawaaqday inay ka go’day Soomaaliya inteeda kale. Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilahi (Cirro) ayaa ka qayb galay munaasibad balaadhan oo lagu xusayay sanad guuradii 34-aad ee ka soo…

Read More

Wasiirka Arimaha Dibada Turkiga Oo Xaqiijiyay Taageerada Ay U Hayaan Somaliya

Ankara (QJ) – Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Hakan Fidan ayaa si cad u sheegay in dalkiisa ay ka go’an tahay taageerada Soomaaliya. Isagoo wareysi siinayay Majaladda Jeune Afrique ayuu ku nuux-nuux saday doorka muhiimka ah ee Turkiga uu ka qaadanayo dagaalka ka dhanka ah argagixisada iyo xoojinta amniga Soomaaliya. Wasiir Fidan ayaa ku tilmaantay Soomaaliya dal…

Read More

In ka badan 100 Xildhibaan oo ayaa si wadajir ah u soo saaray War-murtiyeed ku saabsan Xiisadda Siyaasadeed ee dalka

Muqdisho (QJ) – In ka badan 100 Xildhibaan oo ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si wadajir ah u soo saaray war murtiyeed ay kaga hadlayaan xaalada cakiran ee Siyaasadeed ee dalka ka jirta, iyagoo si cad u muujiyay walaaca ay ka qabaan jiheynta Qaranka iyo go’aanada aan wadatashiga ahayn ee ka soo…

Read More

Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Warar Sheegaya In Xukumada Somaliland sii deyneyso Maxaabiistii  Laascaanood Oo Ka Dhacay Magaalada Burco.

Burco (QJ) – Mudaaharaad ayaa saaka ka dhacay magaalada Burco ee gobolka Togdheer, kaas oo lagaga soo horjeedo warar baraha bulshada lagu faafiyey oo sheegaya in xukuumadda Somaliland ay muddo kordhin u samaynayso maxaabiista lagu soo qabtay dagaalkii Laascaanood. Dadweynaha gadoodsan ayaa dalbaday in haddii maxaabiista la sii daayo in marka hore la sii daayo maxaabiista…

Read More

Somaliland Oo Bilawday Mashruuc Horumarineed Oo Dhan 100 Milyan Oo Dollarka Maraykanka Ah

Hargeysa (QJ)- Wasaaradda Beeraha Somaliland, ayaa ku dhawaaqday mashruuc lagu horumarinayo Beeraha oo ay ku baxayso lacag dhan 100 Milyan oo Doollar, kaas oo ay maalgelinayso shirkad laga leeyahay dalka Maraykanka oo laga leeyahay dalka Maraykanka oo lagu magacaabo African Food Security, mashruucan oo lagu horumarinayo wax-soo-saarka dalagga gudaha iyo ilaalinta cuntada. Faahfaahinta ugu muhiimsan…

Read More

Mareykanka oo Qalab Milateri ku Wareejiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Muqdisho (QJ)- Dowladda Mareykanka ayaa shixnad qalab ciidan oo ay ku jiraan kumbiyuutarro ku wareejisay dowladda Federaalka Soomaaliya. Sahaydan ayaa ah mid loogu tala galay in lagu taageero howlgallada ay wadaan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee ka dhanka ah argagixisada. Wasaaradda Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo qalabkan guddoomineysa ayaa u mahadcelisay Taliye Richard Riley…

Read More

Shiinaha oo canshuur dhaaf u sameynaya Ganacsatada Soomaaliya

Muqdisho – Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, H.E. Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta ku soo dhaweeyay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha ee Soomaaliya, H.E. Wang Yu, iyo wafdigii la socday ee ku sugnaa xarunta wasaaradda. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Cabdi Diirshe ayaa ka qeyb galay kulanka. Intii ay socdeen wada-hadallada labada…

Read More

Gudoomiyaha Xidhiidhka Dibada Ee Senetka Maraykanka Oo Somaliya Ku Eedeeyay Inay U Sujuudday Shiinaha

Washington (QJ) – James Risch, Guddoomiyaha Guddiga Xiriirka Dibadda ee Aqalka Senate-ka Mareykanka, ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya inay u gudbisay dalabka Shiinaha. Qoraal uu soo dhigay X (oo hore u ahaa Twitter), Risch wuxuu ku andacooday in diidmada Soomaaliya ee baasaboorka Taiwan ay muujinayso u hoggaansanaanta dalabaadka aan macquulka ahayn ee Shiinaha. Isagoo hadalkiisa sii…

Read More

Taiwan ayaa la sheegay in ay heshiis Milatari la saxiixanayaan Somaliland

Taipei (QJ) – Taiwan ayaa lagu soo waramayaa inay isku diyaarinayso inay Somaliland la saxeexato heshiis milateri badhtamaha sannadkaas, kaas oo Somaliland u ogolaanaya inay hesho agabka ciidamada Taiwan oo ay ku jiraan hantida badda. Warbixintu waxay intaa ku dartay in qalabkani uu bedeli doono qalabkii milatari ee Taiwan ay dhawaan cusboonaysiisay. Somaliland waxay hore…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay ku biirista Isbaheysiga Carabta ee Xuutiyiinta

Muqdisho (QJ) – Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa markii ugu horeysay si cad u xaqiijiyay in Soomaaliya ay qeyb ka tahay isbaheysiga Carabta ay hormuudka ka yihiin (oo ay hormuud ka yihiin Sacuudiga iyo Imaaraadka) ee dagaalka kula jira Xuutiyiinta Yemen. Waxa uu carabka ku adkeeyay in Sacuudiga ay Soomaaliya ka taageerayaan dagaalka ay kula jiraan Xuutiyiinta….

Read More

Dawlada Somaliya Oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Talaabada Ay Puntland Ku Wajaheyso Aqoonsiga Maamul Goboleedka

Muqdisho (QJ) – Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay go’aankii dhawaan uu madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ku ansixiyay hannaanka ay Puntland u aqoonsanayso xubnaha dowladda dhexe ee Soomaaliya. Wasaaraddu waxay tallaabadaas ku tilmaantay mid aan waafaqsanayn dastuurka dalka, isla markaana baalmarsan shuruucda dalka. Qoraal rasmi ah oo ay wasaaraddu soo saartay ayay…

Read More

RW Hamsa ayaa si rasmi ah u daah furay siyaasadda mushaaraadka shaqaalaha dowladda

MUQDISHO (QJ) – Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay siyaasadda mushaar bixinta iyo mushaaraadka shaqaalaha rayidka ah, taasoo ka dhigan tallaabo muhiim u ah dadaalka ay dowladdu ugu jirto tayeynta maamulka iyo horumarinta hufnaanta adeegyada dowladda. Munaasabadda lagu soo bandhigayay mashruucan oo lagu qabtay xarunta madaxtooyada…

Read More

Sarkaal Itoobiyaan ah oo lagu dilay Laascaanood

Laascaanood (QJ) – Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka SSC-Khaatumo ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay sarkaal sare oo katirsanaa Qunsuliyada Itoobiya ee Garoowe. Faarax Caydiid Jaamac (Bariis) oo ahaa qabiir dhanka amniga ah kana mid ahaa saraakiisha sarsare ee qunsuliyada Itoobiya ee Garoowe ayaa xalay lagu dilay magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka…

Read More

Mareykanka oo hakiyay bixinta kharashka AUSSOM

Washington (QJ) – Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah u diiday in ay dhaqaale ku bixiso howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), kaasoo bedelay howlgalkii hore ee ATMIS-ka. Go’aankan ayaa imaanaya xilli golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay uu ansixiyay in AUSSOM lagu taageero ilaa 75% miisaaniyadeeda si loo sii wado dadaallada xasilinta Soomaaliya. Mareykanka oo…

Read More

Madaxweynaha Somaliland Oo dhaliilay Adag U Jeediyay RW Somaliya Safar Uu Ku Tagay Laascaanood

Hargeysa (QJ) – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro, ayaa maanta weerar afka ah ku qaaday Raysal-wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, xilli uu khudbad u jeedinayey Baarlamaanka Somaliland. Dhaleeceyntan ayaa timid maalmo kadib markii RW Xamza uu booqasho ku tagay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo ay isku haystaan ​​ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatumo. Madaxweyne Cirro…

Read More