Madaxweynaha Puntland oo Bosaaso ku qaabilay safiirka UK ee Soomaaliya
BOSSASO (QJ) – Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Boosaaso ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Danjire Michael Nithavrianakis. War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Siciid Deni oo ay weheliyaan xubno iyo saraakiil ka tirsan dawladda Puntland, uu kulan la qaatay Safiirka dawladda Ingiriiska u…
