Qorshaha xukuumadda oo weli ah Doorashada Ururada
Hargeysa. 22 November, 2022. (QJ)- Xukuumadda wakhtigeedu dhammaaday ee Somaliland ayaa weli uu qorshaheeda koobaad yahay in la qabto doorashada ururada oo Somaliland ka dhacda balse qaabka ay u suurtagalayso ayay su’aalo ka taagan yihii. Shalay ayay ahayd markii Muuse Biixi urur kale oo ku hadhay shuruudaha madax taabashada uu u sheegay maxkamadda sare in…
