admin

Dilka 27 Shabaab ah oo Maraykanku uu sheegtay iyo qaabka loo dilay

Muqdisho. 21 September, 2022. (QJ)- Deegaanka Buulaburte ee gobolka Hiiraan ee badhtamaha Soomaaliya ayay diyaaradaha Maraykanku duqaymo ka fuliyeen, iyagoo sheegtay dilka Tobanaan ka tirsan kooxda alShabaab. Bayaal kasoo baxay taliska ciidamada Maraykanka ee Afrika ee loo yaqaano AFRICOM, ayaa lagu sheegay in duqayntan lagu dilay 27 katirsan dagaalamayaasha Alshabaab. Marayanka wuxuu sheegay inuu duqayntan…

Read More

Laba mooshin oo madaxweynaha iyo gudoomiyaha Wakiilada ka dhan ah oo la abaabulayo

Hargeysa. 20 September, 2022. (QJ)- Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxa mar kale laga dareemayaa xiisad siyaasadeed oo culus iyo abaabulka mooshino isku lid ah. Laba mooshin oo mid ka dhan yahay madaxweynaha iyo ka kale oo ka dhan ah gudoomoyaha Wakiilada ahaa hadda la abaabulayaa. Xildhibaanada mucaaradka Somaliland taabacsan ayaa iyagu raba in ay…

Read More

Ma ogtahay in madaxweynaha Somaliland aanu dhex marin magaalada Burco mudadii uu joogay

Hargeysa. 18 September, 2022. (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaan dhex marin magaalada Burco mudadii uu joogay magaalada iyo guud ahaan gobolka Togdheer, iyadoo la marinayay wadooyinka ka leexanaha badhtamaha magaalada iyo aaga Zero-ga loo yaqaano ee Burco. Tusaale ahaan maalintii ugu horaysay madaxweynaha waxa ay dad lasoo abaabulay kaga hor tageen deegaanka Qoyta iyadoo markii ay…

Read More

Soomaaliya oo sheegatay dilka 30 dagaalame oo alShabaab ah

Muqdisho. 17 September, 2022. (QJ)- Dawladda Soomaaliya ayaa sheegatay in ay dishay 30 ka mid ah dagaalamayaasha kooxda alShabaab ee ka dagaalanta gudaha dalkaas, iyadoo tiradan cusub lagu dilay gudaha gobolka Hiiraan ee badhtamaha Soomaaliya. Wakaaladda Wararka Soomaaliya ee SONNA, ayaa ku warameysa in ciidamada xoogga dalku ay habeenkii Jimcaha kula dagaalameen deegaan ku dhow dhanka…

Read More

Dawlad ku-meel-gaadh ah iyo abaabulka jabhado ka socda gudaha Somaliland

Hargeysa. 17 September, 2022. (QJ)- Is-bahaysiga Mucaaradka Somaliland ayaa qorshaynaya in ay dhisaan dawlad ku meel gaadh ah oo madaxweyne uu ka noqon doono Eng Faysal Cali Xuseen (Waraabe), gudoomiyaha xisbiga UCID oo labaatankii sanno ee lasoo dhaafay u taagnaa xilka ugu sareeya Somaliland ee madaxweynenimo. Abaabulka dawladan iyo qaabka ay noqonayso ayaa ka socda…

Read More

Suurtagalnimada UCID iyo Waddani oo midooba iyo Faysal Cali Waraabe oo xulafo ogol

Hargeysa. 17 September, 2022. (QJ)- Mucaaradka Somaliland ayaa la filayaa in markii ugu horaysay taariikhda ay midoobaan iyaga oo leh hadaf kaliya oo ah in Muuse Biixi la dhaafiyo kursiga madaxweynaha, kadib badi shacabka Somaliland oo qaba in lagu hungoobay hogaaminta madaxweynaha Somaliland oo lacag adagi aanay ka bixin 5-tii sanno ee uu xilka hayay…

Read More

Muuse Biixi oo Oodweyne mar kale ka sheegay in Doorashada Ururada la galayo

Hargeysa. 16 September, 2022. (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa mar kale ku celiyay go’aankiisa khilaafka wayn dhaliyay ee ah doorashada ururada siyaasadda oo kasoo horaysa doorashada Madaxtooyada, isagoo ku adkaystay go’aankaas. Muuse Biixi oo shacabka Oodweyne maanta la hadlay ayaa xusay in imika loo diyaar garoobayo doorashada ururada intaas wixii ka danbeeyana uu diyaar u yahay doorashada…

Read More

Soomaaliya oo curyaaminaysa xidhiidhkii la naawilayay ee Maraykanka iyo Somaliland

Hargeysa. 16 September, 2022. (QJ)- Dawladda Soomaaliya ayaa saddexdii bilood ee u dambeeyey ka shaqaynaysay sidii ay isu hortaagi lahayd qorshihii heshiiska Iskaashi ee Somaliland iyo Maraykanka, kaas oo hindisihiisa ay wadaan Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Maraykanka. Xukuumadda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sharci-yaqaano iyo dad magac leh oo Maraykanka ah oo dhinaca galaan-galka siyaasadda Mareykanka…

Read More

Xasan Sheekh oo Maraykanka u safraya iyo kulamada madaxda difaaca dalkaas

Muqdisho. 15 September, 2022. (QJ)- Madaxweynaha dalka Soomaaliya ayaa u safraya dalka Maraykanka oo uu kaga qayb galayo Kulanka Guud Ee Qaramada Midoobay, kaas oo kulminaya madaxda dunida. Ugu horayn, Xasan Sheekh wuxuu la kulmi doonaa Xoghayaha Difaaca Maraykanka Lloyd Austin oo la filayo in uu Maraykanka kusoo dhaweeyo. War kasoo baxay Pentagon-ka Maraykanka ayaa lagu…

Read More

Burco oo u eg jiida Tukaraq saaka kadib milatari meel walba la dhigay

Hargeysa. 15 September, 2022. (QJ)- Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa saaka u eg jiida Tukaraq ee milatariga Somaliland ay isku hor fadhiyaan ciidamada Puntland, kadib milatarigii ugu badnaa oo la dhoobay wadooyinka magaalada Burco si ay u ilaaliyaan madaxweynaha Somaliland oo saaka gaadhay halka hore loo filayay in uu Sabtida tago. Muuqaalo iyo…

Read More

Ciidamadii ugu badnaa oo Muuse Biixi Burco u galbinaya iyo dad aan deegaanka ahayn oo la gaynayo

Hargeysa. 14 September, 2022. (QJ)- Ciidamo tiro badan oo ku qalabaysan hubka noocyadiisa kala duwan ayaa la socda madaxweynaha Somaliland oo magaalada Burco gaadhaya maalinta Khamiista, sida qorshuhu yahay iyadoo ciidamadani ay u badan yihiin ciidamada gaarka ah ee koofiyad-casta loo yaqaano waxaana safarka ku wehelinaya taliyaha Ciidamada Qaranka Nuux Taani. Magaalada Berbera ayaa lagu…

Read More

Qorshaha Muuse Biixi ee inta uu Berbera joogo iyo Khamiista oo uu Burco ku wajahan yahay

Hargeysa. 14 September, 2022. (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa safar ugu baxay gobolada Saaxil iyo Togdheer isagoo qorshayaal kala duwan leh, kana bilaabmaya magaalada Berbera ee gobolka Saaxil. Muuse Biixi ayaa xadhiga ka jaraya qaybo cusub oo dekedda Berbera ay ka hir galisay shirkadda DPWorld, iyadoo uu booqan doono maalinta berri ah sida qorshuhu yahay. Madaxweynaha…

Read More

Maxay ka wada hadleen Xasan Sheekh iyo William Ruto oo Nairobi ku shiray

Nairobi. 14 September, 2022. (QJ)- Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ayaa ku kulmay magaalada Nairobi ee caasimadda waddanka Kenya, kadib Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo saarka William Ruto. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u sheegay madaxweyne William Ruto inay dawaladdiisa ka go’an tahay in ay heshiis buuxa la yeelato dhammaan dalalka Gobolka oo Kenya ka…

Read More