Xasan Sheekh oo Addis ka degay iyo u jeedka safarkiisa
Muqdisho. 28 September, 2022. (QJ)- Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ka dagay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, halkaas oo bookhasho rasmi ah uga bilaabantay. Xasan Sheekh Maxamuud waxaa garoonka diyaaradaha ee Bole kusoo dhaweeyay Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Dr Abiy Axmed. Madaxweynaha ayaa inta uu joogo dalka Itoobiya waxaa la filayaa inay labada masuul ay…
