admin

Xukuumadda Somaliland oo ergadii ganacsatada sheegtay in ay Waddani yihiin

Hargeysa 30 Aug, 2022 (QJ)- Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horaysay shaacisay arin ugub ah iyo sir u qarsoonayd oo ah kalsooni aanay ku qabin ergadii ganacsatada ahayd ee khilaafka dhex dhexaadinaysay. Xukuumaddu waxay ganacsatada ku tilmaantay in Waddani ay yihiin iyadoo xisbigaa ku shaanbadaysay. Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha Somaliland ayaa sheegay in 5…

Read More

Taliyaha cusub ee AFRICOM oo Muqdisho gaadhay maanta

Muqdisho 29 Aug, 2022 ((QJ)- Taliyaha cusub ee ciidamada Maraykanka Afrika loona yaqaano AFRICOM ayaa gaadhay magaalada Muqdisho iyadoo uu noqonayo safarkii ugu horeeyay ee uu ku tago tan iyo markii la magacaabay Gen. Michael Langley. Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya iyo taliyaha AFRICOM ayaa ka wadahadlay iskaashiga dhanka ciidamada iyo xoojinta taageerada Maraykanka uu siiyo ciidamada Soomaaliya…

Read More

Xisbiga Kulmiye oo diiday talo-soo-jeedintii ganacsatada Somaliland

Hargeysa 29 Aug, 2022 (QJ)- Xisbiga muxaafadka ah ee talada Somaliland haya, Kulmiye, waxa maaanta uu cadeeyay  mawqifkiisa ku aadan dhex dhexaadinta ay sameeyeen ganacsatada ugu waawayn Somaliland oo soo saaray talo soo jeedin kadib muddo ay la tashiyo iyo kulamo la laahaayeen dhinacyada isku haya siyaasadda Somaliland. Xisbiga Kulmiye waxa uu qaadacay isla markaana si…

Read More

Dagaalka waqooyiga Itoobiya oo mar kale curtay iyo wararkii ugu danbeeyay

Jigjiga 28 Aug, 2022 (QJ)- Ciidamada Itoobiya ayaa ka baxay deegaanka Kobo ee gudaha gobolka Axmaarada ee waqooyiga Itoobiya, kadib colaada waqooyiga dalkaas oo dib u bilaabantay. War saxaafadeed kasoo baxay dowladda Itoobiya ayaa lagu xaqiijiyay arrinkan, iyadoo dowladdu ay War saxaafadeedkan ku sheegtay inay xeelad dagaal uga baxeen magaalada Kobo, sidoo kalena magaalada ay ku…

Read More

Attacks increase against Somaliland media

MOGADISHU, SOMALIA — Amid protests that turned deadly, persistent drought and election controversies, Somaliland’s media are coming under attack. Arbitrary arrests, threats, beatings. Somaliland’s journalists are bearing the brunt of a spike in attacks, media associations say. In a recent incident, police in Hargeisa, the capital of the breakaway region, detained two Horyaal 24 TV…

Read More

Ganacsatadii isu xil-qaantay khilaafka Somaliland oo talo-soo-jeedin soo saaray

Hargeysa 26 Aug 2022 (QJ)- Guddi ganacsato ah oo isu xilqaantay in ay xaliyaan khilaafka siyaasadeed ee Somaliland ka taagan ayaa soo saaray go’aano talo-soo-jeedina h oo ku socota dhinacyada khilaafka isku haya iyo daneeyayaasha kale. Go’aanada ayay ku socodsiiyeen shir gudoonka Baarlamanka Somaliland oo ay sheegeen in sharci ahaan ay tahay in ay waafajiyaan…

Read More

Raysalwasaaraha Soomaaliya oo safarkii ugu horeeyay dibadda ugu baxay

Muqdisho 26 Aug, 2022 (QJ)- Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaralka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goordhawayd  ka duulay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, iyaga  oo u duulay dhanka waddanka Tunisia. Raysal Wasaaraha iyo Wafidgiisa ayaa la sheegay in magaalada Tunis ee Caasimadda dalka Tunisia iney kaga  qaybgali doonan shirka Caalamiga ee Tokyo ee…

Read More

Xasan Sheekh oo Garoowe ka degay iyo Deni oo soo dhaweeyay

Muqdisho 25 Aug, 2022 (QJ)- Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa gaadhay magaaada Garowe ee maamulka Puntland halkaas oo uu kusoo dhaweeyay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ku xigeenkiisa iyo dad kaloo badan Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ma jirin masuuliyiin kale oo ku wehelisay socdaalkiisa marka laga tago wasiirka arrimaha dibadda oo kagasii horreeyay magaalada…

Read More

Cirro iyo wefti uu hogaaminayo oo booqday haween Muuse Biixi u xidhan

Hargeysa 25 Aug, 2022 (QJ)- Murashaxa madaxweynaha ee xisbiga Waddani ayaa magaalada Gabiley wuxuu ku booqday haween u xidhan xukuumadda Muuse Biixi, kuwaas oo la xidhay mudadii ay socdeen dibad baxyada mucaaradka Somaliland dhigayeen. Cabdiraxmaan Cirro iyo weftiga uu hogaaminayay booqashadooda kadib ayaa qoraal kasoo baxay xisbiga Waddani lagu yidhi: “Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Iyo…

Read More

Somaliland Can Help the U.S. Win the New Cold War

China is making too many friends. Xi Jinping and the Chinese Communist Party have shown that they are willing to spend hundreds of billions of dollars in developing countries, causing many nations to deepen their relations with China—a worrying development for those who support democracy and human rights. Fortunately, some resist the Chinese attempts to…

Read More

Muuse Biixi oo qaaday tallaabadii ugu horaysay ee muddo-kordhinta uu ku xalaashanayay

Hargeysa  24 Aug, 2022 (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta qaaday tallaabadii ugu horaysay ee uu ku doonayo muddo kordhin xukuumadiisa loo sameeyo iyadoo bilow u noqon doonta damaca muddo kordhinta oo miiska u saaran Muuse Biixi. Muuse Biixi ayaa ku xiegenkiisa Saylici iyo xubno ka tirsan wasiiradiisa maanta faray in ay ka hadlaan xaaladda abaareed ee…

Read More

Xasan Sheekh oo berri ka degaya magaalada Garoowe

Muqdisho 24 Aug, 2022 (QJ)- Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Huruuse iyo wafdi balaadhan uu hoggaaminayo ayaa goordhawayd gaadhay magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland. Wafdigan oo ka duulay garoonka Muqdisho ayaa waxaa Garoowe ku soo dhaweeyay wasiiro ka tirsan maamulka Puntland, iyadoo intaasi kadib loo galbiyay goob gaara oo loo diyaariyay mas’uuliyiintaan. Wasiir Abshir Huruuse…

Read More

Dagaalo mar kale kasoo cusboonaaday gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya

Jigjiga 24 Aug, 2022 (QJ)- Dagaal u dhexeeya Ciidamada Ismaamulka Tigreega ee Waqooyiga dalka Itoobiya iyo Ciidamo daacad u ah dowladda dhexe ayaa ka dhacay agagaarka magaalada Kobo, sida uu sheegay Afhayeenka Ciidamada Tigreega. “Waxaan maqlayaa dhawaqa hubka culus oo saaka biloowday,” ayuu yidhi mid ka mid ah beeraleyda deegaanka Kobo oo magaciisa ka gaabsaday, isaga…

Read More